Hooyo 8 Wiil ay dhashay dagaal ku weysay oo kamid noqotay Martida Xajka ee Sanadkan

Boqorka Sacuudiga Carabiya ayaa sanad kasta Xajka ku marti qaada kumanaan kun oo qof, kuwaa oo si gaar ah Boqortooyada u xulato uguna casuunto in ay kasoo qeyb galaan Acmaasha Xajka. Dadka sanadkan Boqor Salmaan ku casuumay Xajka waxaa kamid ah hooyo u dhalatay dalka Yamen oo 8-wiil ay dhashay iyo xubno kale oo qoyskeeda … Continue reading Hooyo 8 Wiil ay dhashay dagaal ku weysay oo kamid noqotay Martida Xajka ee Sanadkan